Midnimo, Maandeeq, iyo Muraayaddii Jabtay

"Halgankiyo midnimadiyo Raggii calanka soo mudey An baroorannee maye? Mataaneynti Qarankiyo Haddii magicii naga lumay Maxay noloshu noo tahay Kolley mowdku waa gare Nafta maysku aasnaa?! Haddaan weynay maan iyo Aqli noo maqoorada Ma inaan gob nahay baan Martidiyo shisheeyaha 'Masawira' niraahnaa?! Nin waliba muraad lehe Inuu qoys maciin bido Majarihii Xorriyadduna Ka habaabo marrinkii Maangaabnimaa lehe Marna mays tiraahdeen 'Hanta labada kii mudan?!' -CABDULQAADIR X. YAMYAM: Bandhiggii Tiiraanyada.

Weitere Produkte vom selben Autor

Nuun Yuusuf, Muxammad

22,50 €*
Dab iyo Dhagax Yuusuf, Muxammad

14,50 €*